Ma Ka Heshay Fariin Xabaalaha?

0
413

Dhacdo noqotay mid aad loola yaabay  oo dadkuna rumaysan waayeen ayaa ka dhacday dalka Ingriiska. Lamaane u dhashay dalkaasi aya aasay Islaan ayeeyo u ahayd oo dhimatay.
Lamaanaha ayaa markii la aasayay  islaanta raaciyay Telefoonkeeda gacanta.  Qoyska lamaanaha ah ayaa siday sheegeen bilaabay inay fariimo qoraal ah ugu diraan telefoonkeeda.
Waxase yaab noqotay ayay yidhaahdeen markii ay ka heleen telefoonka qabriga yaalay fariin iyana qoraal ah. qoraalkiisa ayaa u qora sidan “ Waa idinla socdaa , hagaajiya hawlihiina oo dhan, wax kale ma jiraan anigu waan idinka tegay uun”  Gabadha xaaska ah oo ahayd SherryImronayaa sheegtay in arinkani ka yaabiyay, isla markaana ay jiraan wax  qarsoon oo kale waayo ayay tidhi Ayayday mabay qori Karayn fariimaha telefoonka gacanta.

Leave a Reply