Lo’da Kaymaha Oo ka Aargudatay Libaax

0
602

Libaax oo ah kan ugu xooga weyn xayawaanka Kaymaha ayaa weerar ku soo qaaday  lo’ada ku dhaqan kaymaha  Dalka koonfur Afrika.  Nasiib darro Libaaxa waxa ku gadooday lo’ada kaymaha oo aad u badanayd  iyago dhulka ugu tuuray islamarkaana maydkiisa ku tuntay. Libaaxan ayaa kala dhex galay lo’adaasi faraha badan kuwaasi oo geesahooda iyo lugaha la dhacay. Libaax ayaa mar danbe isku deyay inuu ka cararo laakiin taasi umay suuragelin.
 
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here