Markii La Aasayay Ayuu Kacay

0
400

Wararka iyo sheekooyinka todobaadkan ugu yaabka badnaa dalka Yaman ayaa noqday , markii nin u dhashay dalkaasi oo xidhnaa muddo 11 sano ah lagu xukumay dil toogasho ah ka dib markii ay ku cadaatay inuu dil si u kas ah u geystay.
Dilka ninkan ayaa lagu fuliyay rasaas, lakiin markii ay qaadeen maydkiisa dadkii ehelka u ahaa ee la doonayay in la aaso ayay soo baxday arin yaab leh , kaasi oo noqday in weli ninkii uu nool yahay.
Ninkan ayaa dhakhaatiirtu  eegtay markii la dilay iyagoo cadeeyay inuu dhintay hase yeeshee wuu noolaa.  Ninkan ayaa sheegay in isaguba  uu isu haystay inuu dhintay oo aanu garanayn goorta halkan la keenay.
 

Leave a Reply