Mayd Weelka Xashiiska Lagu Tuuray

0
387

Dalka Ingiriiska koox wadatay gaadhiga gargaarka Degdeg ah (Ambulance) ayaa ku tuuray maydka nin 30 jir ah weelka xashiishka lagu rido ee yaalay  Xaruntooda, ka dib markii laga dhameeyay dhawaacii uu siday gaadhiga.
 
Gaadhigan ayaa ka soo qaaday maydka JamesHarrison oo 32 sano jiray gurigiisa oo ku soo dumay. Qoyska ninka ayaa tegay dhakhtarka hasa yesshee waxay ka waayeen maydkiisa. Wakhtigaasina Gaadhiga Amblunce ayaa ku maqanaa inuu soo qaado dad wax ku noqday shilal kale.   Kooxda gaadhiga wadatay ayaa sheegay inay tani ku timi si kama’ iyadoo loo maleeyay in wixii saaraa oo dhan laga dejiyay. Dadka ayaa aad uga cadhooday talaabadan iyagoo ku dhaliilay kooxahan inay maydka ula dhaqmaan sidii qof nool oo kale. 

 

Leave a Reply