Shirkada Samsung Oo Hoos U Dhac Dhaqaale Soo Waajahay Saddexdii Sanno Ee Ugu Danbeeyay

0
473

Shirkadda Samsung ee laga leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya ayaa la sheegay inay soo waajahday khasaarihii ugu badnaa ee saddexdii sanno ee ugu danbeeyay. Shirkadda ayaa sheegtay inay faa’iiday boqolkiiba 60 oo u dhiganta  $ 3.8 billion saddexdii bilood ee ugu danbeeyay ee sannadkan. Shirkaddabn ayaa ka mid ah sharkadaha ugu waaweyn ee soosaara telefoonada gacanta.
Sharkadan ayaa ah sharkada waxsoosaarkeedu aduunka uu aad ugu baahay iyadoo markasta ku hawlan sidii ay ugusoo kordhin lahayd adduunka, waxayna taasi sababtaa inay sharkadu ay hesho dakhli aad u badan.
Hoos u dhacan ku yimid ayaa lagu sababeeyay inay tahay qiimaha iibka oo ay hoos u dhigtay sharkadu

Leave a Reply