48 Saacadood Ayuu Ku Aroostay Laba Dumar

0
367

Xaalad aan hore uga dhicin dalka Yaman ayuu sameeyay nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Ibrahim Sulaiman kaasi oo muddo 48 gudahood ku aroostay laba hablood oo kal duwan.  Ninkan oo degan gobolka Daalica ayaa ka guursaday gobolkaasi gabadh, ka diban waxa khliaaf dhinac arooska ahi uu dhex maray reerka aya Inantu ka dhalatay taasi oo keentay in uu isla markiiba guursado oo arooso gabadh kale.  Iyadoo mar labaadkiina uu aroostay gabadhii kale. Ninkan ayaa mudadaasi maalin iyo badhka ah ee uu ku aroosay laba halbood ku noqday ninkii ugu horeeyay ee Yamani ah ee laba jeer guursada isla markaan aroosta muddo 24 saacadood gudahood.

Leave a Reply