Imisa Nooc Ayaad Ka Taqaanaa Kalluunka Ku Jira Baddeena?

0
676

Imisa nooc baad ka taqaanaa kalluunka ku jira baddeena ee ka mid ah khayraadka uu illaahay dhigay.
Haddaba wax kabaro magacyada kalluunka baddeena ku jira, waxaana laga yaabaa inaad shaqsiyan in ka badan taqaano kuwan, balse maanta qormadeenan khayraadka baddaha waxaanu idiinku soo gudbinaynaa qaybo ka mid ah noocyada kalluunka ee baddeena eek u jira.
1 – Summaan.
2 – Saynuub.
3 – Baaqad.
4 – Bayaad.
5 – Deerig.
6 – Tabadin.
7 – Tarraaqad.
8 – Shirwa.
9 – Sakhlad.
10-Dooraab.
11-Khurin.
12-Faras.
13-Gaxash.
14-Xirfi.
15-Carabiya.
16-Gushaar. iyo
17-Mariikh.!!
Qormooyinkeena dambe Insha Allah, waxaynu kusoo qaadan doonaa wixii kale ee aanu ka ogaano khayraadka baddaha eek u jira baddeena.
 
 
 

Leave a Reply