JASIIRA TV: Weji Gabaxa Weriye Ilaabay Magaca Saxiibkiisa Barnaamijka La Waday

0
388

Barnaamij soo saraaha TV Jasiira ee lagu magacaabo ZineElAbidineTawfiq oo ka soo tebinayay barnaamij toos ah dalka Masar ayaa ilaabay magaca weriyihii barnaamijka la tebinayay oo ahaa Camar Xasan.  Weriyaha ayaa soo tebinayay barnaamijka lagu magcaabo Masar iyo Cawaa oo si maalinle ah loo soo daayo. Arintan ayaa dadkii daawanayay ka yaabisay iyadoo ku noqotay weriyahana weji gabax.

Leave a Reply