Sida lagu baahiyay bogaga Internetka ee Dalka Bahrain nin u dhashay dalka Kuriya oo maalqabeen weyn ah, isla markaana degan caasimadda boqortooyada Bahrain ayaa sameeya kana dhigtay caado inuu xashiishka ka ururiyo magaalada gudaheeda , isagoo u qabta si joogto ah oo maalinle ah.
Ninkan aya ka mid ah maalagashadayaasha ugu muhiisam dalka Baxrain, waxaana uu shaqadan nadiifinta waday muddo 11 sano ah. Maalqabeenkan ayay dad badani u haystaan inuu ka mid yahay shaqaalaha dhulka nadiifiya.