Barnaamijyada Jeel loo Bedelay Huteel Casri ah By admin - November 15, 2014 0 590 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dalka Holand Jeel weyn oo la dhisay 1862 , ayaa loo bedelay Hutel, jeelkan oo ka koobana 150 oo dadka lagu xidhi jiray ayaa loo bedelay 150 qol oo kuwa raaxda ah. Huteelkan aya loo bixiyay hutelka 5ta xidigood ( five Star Hutel).