Islaan weyn oo 72 sano ah ayaa dalka Jarmalka si caadi ah u qaadata jimicsi maalin kasta. Islaantan aya samayasa jimcisiyada ugu adag sida gabadh yar oo 20 sano ah, waxayna sheegtay inay ordi karto oo socon karto intii ay rabto. Ma daalo waan socon karaa ilaa halkan doono anigu gaadhi ma raaco meel kasta oo aan rabo waan tagaa anigoo lugaynaya waxaanan ku gaadha si dhakhso. Islaantan aya la sheegay in caafimaadkeedu uu aad u sareeyo isla marakana cuntada ay qaadataa ay tahay mid ka badan tan ay qaataan kuwa la da’da ah.