Wiyil Dhex Mushaaxaday Magaalada Oo Naxdin Abuurtay

0
373

Dadka degan magaalada Oknualde  ee dalka Jarmalka ayaa naxay ka dib markii ay arkeen Wiyil weyn oo dhex wareegaysa suuqyada magaaladaasi  si xor ah. Muddo yar ka dib ayaa Booliiska lala xidhiidhay  oo ay goobtii yimaadeen iyadoo la ogaaday in mid ka mid ah shaqaalaha xarumaha xayawaanku ay sii daayeen iyagoo markaasi rabay inay hawada qaadato laakiin ay si uun uga soo baxday xarunteedii.
Wiyishan oo miisaankeedu ahaa  2.5 Ton ayaa lagu celiyay xarunteeda iyagoo shaqalaha xaruntu sheegay inay ahayd mid bukta oo aan waxyeelo geysan Karin. Da’ada wiyishan ayaa ahayd 34 sanno.

Leave a Reply