Maraykan : Huteel Yaab Leh Cecil Hotel

0
406

Huteelkan oo ku yaala badhtamaha LosAngeles waxa la furay sanadkii 1927 waxaana uu ka kooban yahay 600 qol. Huteelka ayaa caan noqday 1950 noqday iyagoo dadka ganacsatada ahi ay geli jireen jireen. Huteelkan ayaa laga yaabay ka dib markii uu noqday mid ay kiraystaan dadka doonaya inay is dilaan. Huteelkan ayay isku dhex dilaan dad badan sababo aan la garanayn ka dib markay furaan daaqadahad qolalakoodi isla markaan iska soo tuuraan.  Sanadkii 1954  Heiein Gherian ayaa iska soo tuurtay daaqadii qolkii ay deganayd oo ku yaalay dabaqa 7aad iyagoo dhimatay. Sanadkii 1962 waxa dabaqa sideedaad ee qolkeed iska tuurtay  Julia More.  Richard Ramires ayaa sanadkii 1985 iska soo tuuray oo sidaasina ku dhintay. Sanadkii 2013 ayaya Elisa Lam oo 21 jir ahayd iyana iska soo tuurtay qolkii ay ka deganayd. Huteelkan.  Cecil ayaa sanadkii 2007 lagu sameeyay dib u habayn ka dib markii uu iibsaday hantiile cusub. Huteelka ayaa dhinaca kasta lagu xidhay kamaradaha lagu ilaaliyo si loo ogaado marka qof doonayo in iska soo tuuro sii uu is dilo.  Waxase weli lala yaaban yahay sababta huteelkan ay taasi gaar ugu noqotay.

Leave a Reply