Weli Ma Aragtay Lacag Cirka ka soo Daadatay?

0
363

Dhacdo qariib ah ayaa Magaalada Miami ee dalka Maraykanka subax hore ka dhacday.  Dhacdadan ayaa timi ka dib markii gaadhi siday lacag nus malyuun doller ah uu galay shil. Gaadhigan ayaa duqeeyay Biriishka , taasi oo keentay inuu gaadhigaasi burburo isla markaana lacagtii uu siday ay hawada ukala yaacdo, hawadii magaaladaasina qabsatay. Bulshadii magaalada ayaa isu soo baxaday iyagoo ku dhawaaqaya  roob lacag ayaa da’ay. Waxayna bilaabeen inay kala boobaan lacagtii hawada iyo dhulkan daadsanayd.  Iyadoo dadka qaarkood gurayahooda iyo beerahooda ugu timi. Baabuurta booliiska oo lagu xidhay samaacadaha codka baahiya ay dadka u sheegayaan inay soo celiyaan lacagtii oo ay keenaan saldhigyada booliiska.  Waxase lacagtaasi soo celiyay oo keliya islaan da’ oo keentay 19 doller halka wiil yarina uu keenay 85 doller. Mana jirin qof kale oo lacagtii xadigaasi lahyd wax ka soo celiayay.

 

Leave a Reply