Madaxweynaha Jarmalka oo ku Baaqay in la soo Dhaweeyo Qaxootiga

0
338

Madaxweynaha Jarmalka ayaa ku baaqay in la soo dhaweeyo qaxootiga, kaasi oo ka mid ah   hadal loogu talogalay in la jeediyo maalinta kirismaska.
Madaxweyne Joachim Gauck waxa kale oo uu ammaanay Jarmalka oo magangeliyay, islamarkaana dhaqaleeyay ilaa 200,000 oo qaxooti cusub ahaa sannadkna.
.Dad  badan ayaa u arka farriintan in ay tahay mid si dadban loogu weerarayo kooxaha ka soo horjeeda socdaalada ee ka dhanka ah in la islaameeyo galbeedka, kuwaasi oo ku kaca mudaharaado.

Leave a Reply