AUSTERIA: Saldhiga Hitler Lahaa Oo Hubka Laga Tahriibiyo.

0
440

Xukuumadda Austaria ayay u suurtagashay inay ogaato saldhig dhulka hoostiisa ah oo hubka nuclearka si gaar ah ugu kaydsan jiray Naasigi Jarmalka ee Hitler.  Saldhigan ayaa ku yaal Tuulada Jurgen una dhaw Checka una dhaw webiga Danube. Hubkan ayay koox ogayd ka tahriibin jireen iyagoo ka iibin jray suuqyada iyo wershadaha hubka muddo badan.   Waxaana saldhigan oo ku yaal dhul hoose lagu ogaaday sirdoon xoogan oo hawlahan galay.  Dhulka saldhigani ku fadhiyaa waxay dhamayd 75 Hector. Waxaana saldhigani lagu samayn jiray hubkii uu Naasigu isticmaalayay dagaalkii labaad. Saldhigan sida la sheegay waxa qoday  maxaabiis naasigu xidhay oo dhamayd 320  kuwaasi oo si aadaminimada ka baxsan loogu adeegsaday hawshan dhibta badan.
 

Leave a Reply