Hay’adda WHO Oo Dadka La Nool HIV/AIDS Kula Talisay Inay Isticmaalaan Kalluunka

0
385

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa qiimayn ay samaysay waxay ku sheegtay in dadka la nool cudurka HIV/AIDS ay iska difaaci karaan cudur-sidahaas, isla markaana ay ku noolaan karaan hanaan caafimaad oo wanaagsan, haddii ay bulshadaaasi isticmaalaan hilibka kalluunka, kaasoo xoojiya, isla markaana nafaaqeeya unugyada difaaca jidhka, iyadoo oo ay ku jiraan barotiinno tayadoodu ka fiican tahay cuntooyinka kale ama hilibka cas, kuwaasoo diyaar u ah  protein and micronutrients that fish provide in a readily accessible form.

Leave a Reply