Liin Dhanaan: Xanuuno Badan Ayay Dawo Ka Tahay

0
435

Dhakhtar six eel dheer u baadhay faa’idad liin dhanaanta ayaa sheegay inay dawo ka tahaya xanuuno badan. Dhakhtarkan oo lagu magacaabo Dr. Gerald  Stahl ayaa qoray warbixin loo bixyay The Miracles of Lemon ( Mucjisooyinka liinta) ayaa sheegay inay dawayso xanuunada cuna xanuunka, cirid xanuunka, dhiiga caloosh ka furma ( Internal bleeding), Roamntisiika , Buurnida iyo dhiig karka iwm.  Waxaana uu sabab uga dhigay isagoo  cadeeyay in liinta ay ku jiraan Vitamins badan oo ay ka mid yihin :  vitamin C, vitamin B, phosphorous, proteins, iyo carbohydrates.
 

Leave a Reply