Spain: Dagaalka Beedka Iyo Xusuusta Xasuuqa

0
338

Jawaano Daqiiq ah iyo Tiro badan oo beed iyo baaruudda loo isticmaalo xafladaha ah ayaa lagu soo bandhigaa maharajaano lagu qabto Jidadka Spain sanad kasta. Xafladan ayay sameeyaan muwaadiniin xidhan dharka ciidanka oo  ku metelaya ciidamo dagaalamaya. Beedka iyo daqiiqda ayaa muujiya mdidabo goobta bedela. Taasi oo goobta u ekaysiisa goob dagaal xumi ka dhacay. Metelaadda dagaalkan ayaa lagu kala guulaystaa. Maharajaanka ayaa la qabanayay muddo dheer, si ay u ogaadaan da’ yartu inay dagaalo xasuuq ah ku dhinteen dad badan oo aan waxba galabsan.
 

Leave a Reply