Qiimaha Saliida oo Hoos u Dhacay

0
368

Qiimaha saliida ayaa hoos ugu dhacay qiimihii ugu hooseeyay muddo shan sano badh ah ee uu gaadho, waxaana barmiilkii noqday $52.27, waa heerkii ugu hooseeyay tan iyo May 2009.
Qiimaha saliida qaydhin ee Brent ayaa dhacay  3%  horaantii salaasadii $51.23 ka hor intaanay  dib u soo kaban  before recovering.
Waxa ay daba socotay isniintii oo 6% qiimuhu hoos maray.
Qiima dhacan ayaa u muuqda in ay soo dedejisay  Saudi Arabia  oo jartay qiimeyaashii  Yurub.
Isla waqtigaa Boqortooyada oo ah dalalka Opec ee soo saara saliida kan ugu wax soo saarka badan waxa ay kor u qaaday macaamiishii Aasiya.
Kuwa wax odorasa ayaa sheegaya in uu qiime jarkani daaran yahay Saudi Arabia    rabitaankeeda ay ku difaacayso saamiyadeeda suuqa Yurub.
 

Leave a Reply