Yaman: Awr Qabrigii Saaxiibkii Ka Tegi Wayay

0
375

C/karim Dabei oo ah Muwaadin u dhashay dalka Yaman aya warbaahinta u sheegay in ay deegaankooda Abyan ku xabaaleen maalintii Salaasadii 06/01/2014, nin deegaanka ka tirsan oo si caadi ah u dhintay. Muwaadinka ayaa intaasi ku daray inay dadkii deegaanka yaab iyo mucjiso ku noqotay markii Awrki uu laha ninka dhintay uu qabriga ka dul tegi waayay. Awrkaasi ayaa isla maalintaasi cuntadii iyo cabadii u joojiyay  murugada geerida saaxiibkiis.  Ninka dhintay  aya u adeegsan jiray Awrka arimaha beerihiisa sano badan, isagoo si weyn u xanaanayn jiray.
( K. Alyoum   10/01/2014)

Leave a Reply