Denmarka : Ra’iisal Wasaare Kabihiisu Dhibaan

0
372

Ra’iisal wasaaraha Denmark Thornej Schmidt ayaa ku hor kuftay Qasriga Elysee ee madaxtooyada dalkaasi oo ay ka baxaysay malintii Isniintii si ay uga qayb gasho mudaharaadkii ka dhacayay Faransiiska Paris.
 
Thornej ayaa wakhtigaasi socotay kaabada ugu hoosaysa salaanka Qasriga. Ra’iisal wasaaraha ayaa  dhacay jilbaha waxaana ay ku guul daraysteen kooxdii gelbinaysay inay qabtaan. Maaha markii u horaysay ee ay sidan oo kale u turunturooto , laakiin mar kale iyadoo ka degtay gaadhigeeda ayay sidan oo kale u dhacday. Kufitaanka badan ee Thornej ayay sabab u tahay kaabaha dhaadheer ee ay xidhato.  Waxaana baahiyay warkan ASkyNews .
 

Leave a Reply