Gaadiidka Ciidamada Oo Waraaqaha Boosta Lagu Qaybiyo

0
383

Sanadadii 50 naadkii, Shaun Mitchell oo Ingriis ah oo degenaa Magalaada Norfolk kana sheqaynaya xafiiska boosta ayaa iibsaday gaadhi jeep ah oo uu ku gaadhsiiyo dadka fariimaha waraaqaha ee loo soo diro. Gaadhigan waxa uu ka iibsaday lacag jeebadiisa ah, iyadoo markii danbena uu iibsaday gadiidka ciidamada oo kala duwan.
Ninkan ayaa u kaxaysan jiray gaadiidkaasi kala duwan marka ay hawadu caadiga tahay tuulooyinka si uu ugu dalxiiso. Waxaana uu ahaa nin aad u xiiseeya gaadiidka ciidamada.
 

Leave a Reply