Abaal Marinta Film-mada Sannadkan Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Cida Ku Guulaysatay

0
359

Waxa lagu dhawaaqay cida ku guulaysatey abaal marinta lagu bixiyo films-ka laga soo saaro dalkaasi Maraykanka ,waxaana la sheegay in uu ku gulaystay Film-ka lagu magcaabo Modern Family ,waxaana film-kaasi metelaa ka ahayd gabadha lagu magcaabo Julie Bowen ,taas oo la gudoonsiiyey abaalmarintaasi.
Waxa iyaguna kaalmaha ku xiga galay filimada kale ee lagu kala magcaabo Game Of Throne,Homeland,Bourdoak Empire iyo House Of Cards,kuwaas oo kaalmaha ku xiga soo kala galay,waxaana iyagana la guddoonsiiyey abaalmarino kala duwan.
Waxaanay noqdeen films-kani kuwo aad looga xiiseeyo dalkaasi Maraykankan iyo wadamo kale intaba,iyada oo cod loo qaaday intii aan lasoo bandhigin guushaasi aflaamtaasi,habkaas oo ahaa mid ka lagu soo kala xulay aflaamtaasi.
 

Leave a Reply