Kaymaha Ugu Cabsida Dunida

0
485

Kaymaha Keegahara ayaa noqday kaymaha ugu cabsida badan dunida. Kaymaha ayaa  dalka Japan qofka kasta oo raba inuu is dilo isku deldelaa.
Tiro koobyo ay samaysay  dawladda Japan ayaa sheegay  in sanad kasta 100 isku deldelaan kaymhan.  Tiradan ayaa inta badan sugan laakiin sanadkii 2004 ayay isku deldeleen dad gaadhaya 108 qof. Waxase tiradani ay kordhay sanadkii 2010 oo ay gaadheen 247 qof dadka isku deldelay ee nafta iska jaray kaymhaasi. Dawladda Japan ayaa isku deydaya inay arintan ka joojiso Kaymahan iyadoo boodhadh digniin ah ku dhigay. Laakiin arimhaasi waxaba kamayyarayn is dilka ka socda Kaymahan. Waxa kale oo jira in dadka qaarkood ay kaymahan uga yimaadaan goobo aad u durugsan si isugu deldelaan.

Leave a Reply