Dhaqankii Iyo Hogaamintii Rasuulka (Scw)

0
494

Hogaamiyihii hore ee Hindiya  Jawaharlal Nehru ayaa qiray wanaaga islaamka isagoo qoray maqaaladan:
“Muxamed wuxu baabiiyay dhaqano iyo caadooyin xun oo jiray wakhtigii usoo baxay, dadkiina wuu walaaleeyay oo simay. Isagoo tusiyay dalalkii jaarka la ahaa oo dulmi iyo xadgudub kala kulmay boqortooyinkii iyo wadadii kiristaanka ee keligood talinyay. Waxay dadku ku daalen nidaamkaasi gaboobay waxayna raaceen islaamka maxaa yeelay wuxu haagiyay arimahooda, wuxuuna ka dul qaaday  cadaadiskii iyo dulmigii”
Caalimka Maykal Haret ee Maraykanka ah ayaa isna yidhi : “ Muxumed (rasuulka scw) wuxu noqday kan ugu horeeya liiska raga taarikhda ugu muhiimsan, waxaan aaminsan hay in Muxamed yahay ninka keliya ee ku guulaystay hogaamiye diineed iyo mid addun, taarikhda ”.

Leave a Reply