Maxaad Ka Taqaanaa 10 Diyaaradood Ee Ugu Khatarsan Diyaaradaha Dagaalka

0
409

Diyaaradaha dagaalka ee ay isticmaalaan wadamada kala duwan ee caalamku ayaa iyaguna ah kuwo kala duwan siday u kala duwan yihiin wadamada isticmaalayaa ,sidoo kalena waxya ku kala duwan yihiin dhinaca samayska.
Diyaaradahan ayaa ah kuwo kala khatar badan ,waxaanay kala yihiin diyaaradahaasi :-
1: F-22 Raptor:diyaaradani waa diyaarada ugu khatarta badan dhinaca dagaalada,waxaana laga lee yahay laguna sameeyey dalkaasi Maraykanka,iyada oo ay inta badan isticmaalaan ciidamada cirka ee dalkaasi Maraykanku.
Diyaaradan oo sidoo kalena lagu magcaabo Fifth-generation Fighter ayaa ah mid ay inta badan ciidamada cirku isticmaalaan,iyada oo wax ka toogata meel aad u saraysa,waxaanay  ku socotaa soc aad u dheeraynaaya,taas oo keentay inay adkaato sida loo soo ridaa,waxaanay wax ka dishaa meel aad u saraysa.
2: F/A-18 Hornet:diyaaradan ayaa ah ta kaalinta labaad ku jirta,waana diyaarad awood badan leh,taas oo awooda inay weeraro ka qaado meelo kala duwan iyada oo dhinac walba ka weerari karta  ciday dagaalka kula jirto,waana diyaarad shaqo badan qaban karta.
Diyaaradan ayaa sidoo kalena ah diyaarad weeraro geysan karta waqti kasta habeen iyo maalinba,iyada oo cirka ka caawisa ciidamada lugta,waxaana aad u isticmaala ciidamada dawlada dalkaasi Maraykanka.
Waxa kale oo ay diyaaradani ku shaqaysaa weerarona ku qaadi kartaa meel kasta oo jawigeedu xun yahay ama wanaagsan yahay,waana mid ku shaqayn karta cimilo kasta.
 
 
Lasoco………………………………………………………………………………………………..
 

Leave a Reply