Faa’iidada shirkadda ee dhacay 27 boqolkiiba waxa ay ahayd sannad ka hor, wuxuu noqday 5.3 trillion, muddadii u dhaxaysay October ilaa December sannadkii aynu soo dhaafnay.
Laakiin faa’iidada ay faaiiday sharkadu ayaa noqonaysa 25 trillion,
Sharkadaha ugu weyn smart adduunka ayaa kala kulma tartan la taaban karo .
Sida la soo xigtay ayaa la sheegay in sharkadu diirada saari doonto telefoonada Smart loo yaqaan kaas oo la sheegay inay suuqa si xawli ah ay ugu soo gashay iyo noocyada Galaxy eek ala duwan oo ay sharkadu si weyn usoo saarto.