Mareegta Bulshdu Isticmaashe Ee Facebook Oo Sameeyay Faaiidadii Ugu Badnayd

0
359

Waxa la shaaciyay in sharkada Facebook ay faaiiday dhaqaale badan oo dhan 170 Milyan oo doolar rubuc biloodkii ugu danbeeyay ee sannadkii aynu kasoo gudubnay.
Mareegtan oo ka mid ah mareegaha ay bulshadu sida aadka ah ay u isticmaasho ayaa lashaaciyay inay faaiiday qadarkaas muddo yar iyadoo lacagtan inteeda badan ay kasoo gasho xayaysiidsyada uu sameeyo Facebook.
Tan ayaa noqonaysa inay sharkada Facebooka ay ku biirto tartanka dhaqaalaha sharkadaha ka dhexeeya ee dhaqaalaha.

Leave a Reply