Jaad oo kula dagaalameysa Boko Haram Gudaha Nayjeeriya

0
379

Boqolaal qoys oo ku nool dalka Zimbabwe ayaa sheegaya in ay cabsi ku noolyihiin, kadib markii xayawaano dugaag ah si ula kac ah loogu daayay dhulka ay ku noolyihiin.
Xayawaanadan la sii daayay ayaa u gogol xaadhaya xerada loo soohdimeeyay duurjoogto oo ay leedahay haweeneyda koowaad ee dalka Grace Mugabe.
Bishii hore ayey maxkamdda sare ee Zimbabe ku joojisay kicinta in ka badan 200 oo qoys oo sheegay in guryahooda la burburiyey.
Inkasoo ay jirto beeneyn hore ayey hadana saraakiisha dowladda haatan xaqiijiyeen in Grace Mugabe dooneyso inay beerta ku taal gobolka dhexe ee, Mashonaland, ka dhigto dhul loo gooyay duurjoogta.
 

Leave a Reply