HAMBALYO AROOS

0
655

Axmed Maxamed Faarax iyo Xaaskiisa, Cumar Maxamed Faarax iyo Xaaskiisa, C/Qaadir Xasan Faarax iyo xaaskiisa, Xamse Maxamed Faarax, C/Risaaq Xasan Faarax,  Naasir Ibraahim Carte, Kayse Xasan Faarax, Faysal Cabdi Yuusuf iyo Xaaskiisa, Sacad Cabdi Muxumed Xarbi, Liibaan Xaaji Cali Raabi, Khadar Maxamuud Axmed (Dhako), Khaalid Xabsi, Khadar Cabdi Muuse, Cali Xasan Maxamuud
Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska

  1. Yaxye Cali Idiris

            Iyo
Xamda Ibraahim Muxumed
Waxaanu aqal-galkoodu ka dhacay Magaaladda Hargeysa 2/2/2015, Waxaanay ILAAHAY uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara ee ubad khayr-qabana kala hela.
AAMIIN              AAMIIN                      AAMIIN

Leave a Reply