Maroodi Si Maskax badan Uga Badabaaday Yaxaas

0
337

Koox dalxiisayaal ah oo Koonfur Afrika booqanayay aya sawiro ka soo qaaday dagaal dhif yo nadir ah oo dhex maray Maroodi yar iyo Yaxaas. Dagaalkan aya si kedis ah u bilowday mrkii Maroodiga yari uu webiga doonayay inuu biyo ka cabo. Isla wakhtiga uu gacankiis geliyay webiga ayuu yaxas si awood badan ugu qaniinay gacanka. Maroodiga aya qaylo aad uxoog badan laga maqlayay ka dib xanuunka. Aakiin Maroodiga ayaa is maskax badan gacankiis xoog ugu qaaday yaxasaaskiis iasgoo kals oo baxay webiga waxyna tani ababaty inuu Yaxaasku ku wareero wareejinta iyo isagoo fooraya. Ugu danbatiin waxay sabbaty inuu dhawac xumi soo gadho yaxaaska sidasin uu ku nabad galo maroodiga yari.

Leave a Reply