Rasaasta Caqliga Badan (Bullet Smart)

0
353

Shirkadda samaysa rasaasta ee Maraykanka ah laguna magacaabo Telden Technologies ayaa sheegtay inay soo saartay rasaas cusub oo aan seegayn hadafkeeda.
Rasaastan oo loo bixiyay  Xzacto (Bullet smart) waxa qayb weyn ka qaatay soo saarideeda hay’adda cilmi baadhista ciidamada Maraykanka ee loo yaqaan Darpa. Rasaastan ayaa goobtii lagu rido aan seegayn sida ay sheegeen khubarada samaysay iyadoo hadii xataa qofku goobta ka dhaqaaqo aanay seegayn. Shirkadda soo saartay  ayaa cadaysay inay tahay rasaas caqi badan (bullet smart) oo garanaysa halkii loola jeeday.

Leave a Reply