Afgaanistaan : Baan Laga Xaday 1.4 Malyan Doller

0
638

Dalka Afkhanistan saddex ka mid ah shaqaalaha bank ee dalkaasi ayay u suurtagashay inay xadaan baanka dalkaasi.
Sida uu sheegay madaxa qaybta Baanka la dhacay Axmed Cudami ayaa cadeeyayย  in lacag dhan 1.4 malyanย  ay shaqaalihii la baxsadeen.ย ย  Tuugtan ayaa la sheegay inay dalka kaga bexeen si aan sharci ahaynย  oo ilaa haddana aan lahayn wax raad oo ay leeyihiin, marka laga reebo lacagta maqan.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here