Dhimashada Laba Askari Iyo Nin Hubaysan oo Lubnaani ah

0
434

Laba askari oo ka tirsan ciidamada Labnaan ayaa dhintay shalay subax ka dib markii uu rasaas ku furay nin u dhashay dalkaasi oo lagu magacaabo C/raxman Axmed Tamir.
Shilkaasi ayaa ka dhacay magaalada Baxniin, ka dib markii ay ciidanku isku deyeen inay soo xidhaan. Askarta ayaa ku dhimatay hawgalkaasi.
Ninkan ayaa la sheegay inuu xidhiidh la leeyahay koox xag jir ah oo ciidamada labnaan ku fulisay dilal iyo qaraxayo bishii Oktober ee sanadkii tegay. Ciidanka ayaa dilay ninkaasi goor danbe.

Leave a Reply