Jasiirada Bisadaha Ee Japan

0
392

Kooxo bisado oo lumay ayaa degan jasiiradda fog ee Japan. Kuwaasi oo degay guryo laga guuray oo ku yaal halkaasi. Dadka ugaadhsatada ayaa tega jasiiradaasi si ay uga soo qaataan bisadahaasi oo ay jiirka ugala dagaalamaan.  Dadkii degan tuulooyinka ee dhalinyarada ahaa ayaa uga tegay magaalooyinka kale ee Japan oo ay ka raadsadeen shaqooyin. Jasiiradan ayay ku hadhsan yihiin dad yar oo da’ ah. Waxaana ka badan bisadaha ku nool.

Leave a Reply