Madaxweynaha Turkiga Oo Maxkamadu Ganaaxday

0
387

Maxkmada dalka Turkiga ayaa ganaaxday Madaxweynaha dalkaasi Rajab Dayib Ordagan. Madaxweynaha ayaa loo ganaxaaya markii uu dhaleeceyay Fanaan sawir ku muujiyay boodh inay wanaagsan tahay in nabad dhex marto Turkiga iyo Armeniya.    Madaxweynaha ayaa ku tilammaay boodhadhka nabadda ee uu sameeyay  mid nabadda foolxumo ku ah. Maxkamadda ayaa ku xukuntay Madaxweynaha inuu bixiyo 10 kun oo lacagta Turkiga taasi oo u dhiganta 4 kun doller oo la siinayo fanaanka.  Madaxeyahna ayaa cabiray sidii aanu ula dhicin boodhadhka uu sameeyay ninkan oo lagu magacaabo Maqmur Maxamed Aksor. Maxakmada ayaa fanaankan siisay lacagata iyadoo ka eegaysa sidii uu madaxweynuhu meel ugaga dhacay nafasadiisa iyo niyad wanaagiisa uu muujinayay.

Leave a Reply