Hawlwadeenada dalxiiska Yurub ayaa Khamiistii baabi’iyey duulimaadyo ay ku tagi lahaayeen dalka Tunisia ka dib weerarkii lagu hoobtay ee lagu qaaday Museum National Bardo ee caasimada dalka Tunisia, waxaana ay taasi keentay in dhimashada.
Dalxiiska dfhaqaalaha kazoo gala dalka Tunisia ayaa ka ah dhaqaalaha dalkaasi 7% , dhacdadan .
Dadka dhintey ee dalxiisayaasha ah ayaa qaar kamid ah dalalka ay ka soo jeedaan lagu sheegay faransiiska, jarmalka, Talyaaniga iyo Poland. Madxafka Bardo ayaa la dhisey qarnigii 15aad, waxaana uu caan ku yahay dalxiisayaasha ajaanibta ah.
Home Barnaamijyada Sharkadaha Duulimaadyada Yurub Oo Qaarkood Ku Dhawaaqay Inay Joojiyeen Duulimaadyadii Dalka Tunisia...