Californiya: lamaane Uu Badbaadiyay Eygoodu

0
368

Wargeyska The Daily News ee Maraykanka ayaa daabacay in Ey uu badbaadiyay lamaane ku dabaalanayay xeebta Californiya, kuwaasi oo ku haftay biyihii mawjad ku soo dhacday kana lumisay awoodii dabaasha. Eyga oo lagu magacaabo Niko , oo sadex sano jiray ayaa isla markiiba ku booday biyaha iyagoo lamaanuhu ku hafanayaan biyaha. Markiiba waxa uu soo qabtay gabadha oo iyadu wakhtigaasi halis ku jirtay. Ninka leh Eygan Dan Clark ayuu haddana ka soo saaray biyaha isagana. Lamaanahan aya aad ula yaabay sida eygoodu uga soo badbaadiyay halista geerida ee ay ku qarka u saaraayeen.
 
 
 

Leave a Reply