Poland: Wasiir Warbaahinta ka Naxay

0
390

Warbaahinta caalamka ayaa baahisay Wasiirka Difaaca Poland oo hor taagan kamaradaha saxaafadda , isla markaana doonayay inuu ka hadlo goobta loogu talo galay oo diyaar ugu ahaa codbaahiyihii inay ku dhacday arin ka nixisay ka dib markii uu qaatay laambadii miiska khudbada u saarayd ee waraqaahiisa u iftiimaynaysay Codbaahiyihii. Laamabada ayuu muddo hayay isagoon dareemin khaladka ka dib naxdin ka muuqtay wejigiisa. Waxase markiiba khaladka arkay kaaliyayaashii oo tusay in aanu microfoonkii ahayn.

Leave a Reply