Dhakhtar Aqoon Aanu Lahayn Adeegsada

0
486

Waxa soo waajahay dhakhtarka qaliinka qurxinta ee caanka ahaa, magaciisuna xoog ku lahaa suuqa Ingriiska sumacad dhac,  ka dib markii lagu eedeeyay inuu adeegsado nidaam aan caafimaad ahaan aqoon u lahayn.  Maxakamad dhinaca caaimaadka ayaa la gaadhsiiyay in Prof. Ninain Backett oo 63 jir ah uu si ulakc ah ugu daweeyo dadka ku soo jajababa shilalka kuwaasi oo uu garaaco marka uu toosinayo lafaha jaba. Markhaatiyaal ayaa sheegay inuu si hoose u suuxiyo bukaha ka diban shaqo caafimaad oo aanu aqoon u lahayn qabto.

Leave a Reply