Macalinka Wanaagsan: Dugsi Timaha Wada Xiirtay

0
442

Macalin ayuu ardaydiisa midkood xanuunsaday, markii uu  boogsaday ee dugisga uu ku soo noqonayay ayuu macalinku ku soo booqday gurigooda. Macalinka ayaa arkay wiilka oo timaha loo xiiray sidaas darteed waxaa uu go’aansaday si aanu u dareemin ardaygu niyad jab iyo kolba in arday ku yidhaahdo timaha waxa loogu xiiray  xanuun in isaga iyo dhamaan ardaydu inta aanu dugisga wiilku iman, maalinta ka horaysa ay timaha wada xiirtaan isagoon u sheegin ardaydiisa sababta. Wiilka bogsaday markii usoo noqday lama dareemin in xanuuna looga xiiray timaha, waxase loo qaatay astaanta dugsiga ku soo biirtay.

Leave a Reply