Gacmaha Go’ay kamay Joojin Shaqadiisa

0
392

Ninkan oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa shil gaadhi ku waayay labadiisa gacmood, laakiin taasi kamay dhigin mid dawarsada ama dadka barya. Waxa uu koraa buuraha dhaadheer si joogto si uu usoo iibsado alaabooyinka iyo cuntooyinka fudud oo uu ku iibiyo dukaanka uu leeyahay. Waa goobta uu ka helo biilka noloshiisa joogatada ah. Ninkan ayaa la waydiiyay dareenkiisa waxaana uu ku jawaabay “ Ma jiro wax kaa joojinaya inaad shaqaysato, geerida mooyee”.

Leave a Reply