Austerliya: Naxdinta Ku Dhacday Nin Caaro Dilay

0
446

Si kedis ah ayuu u naxay nin Austearliya u dhashay ka dib markii uu madbakhiisa ku dilay Caaro weyn oo soo gashay. Waxase ka nixisay markii ay caarada caloosheeda ka soo bexeen boqolaal caaro oo yaryar.  Ninkan ayaa yidhi “Way dhib yarayd in la dilo caarada weyn laakiin boqolaalka kale ee soo baxay ayaa naxdin iyo kal daadsanaan nagu abuuray.  Arintan ayaa wakhti horena ku dhacday nin isla dalkaasi u dhashay, kaasi oo boqolaalka Caarada ah booliiska uga dacwooday si ay dawladda hoose ugu khasbaan inay isticmaasho daawooyin  iyo sun ay ku dabar go’do.

Leave a Reply