China: “Tani Waa Nooloshii Dabiiciga Ahayd”

0
426

Dadkani waxay Waxay halkan ugu nool yihiin si ay u bartaan mabaadii’ada nolosha ee dabiiciga ah, iyo si ay uga soo xoroobaan milicsiga quruxda aduunka, iyagoo isla markaana baranaya diinta Buudiska.
Tuulada ugu weyn dunida ee ku taalla China laguna magacaabo Serter aya dadkii booqday ee degay ku abuurtay sawi aanay ilaabi Karin oo ku riixiya inay doorbidaan inay ugu noolaadaan si dabiici ah.
 
Dadka tuuladan yimaadda waxay wakhtiga intiisa badan ku qaataan nolosha dabiiciga iyo barashada diinta buudiska. Waxayna u nool yihiin sida noloshoo dabiiciga ahayd mana daawadaan Tv , mana isticmaalaan Mobile iwm. Haddii aad weydiiso dadka tuulada dareenkooda waxay kuugu jawaabayaan “ Tani waa noloshii dabaciiga ahayd”.
 
 

Leave a Reply