Maraykanka: Xayawaano Cusub Oo Lagu Arkay Xeebaha

0
408

 
Dad  Maraykan ah ayaa sheegay inay xayawaano aanay hore u arag oo ay ugu yeedheen Fililiya ay ku arkeen xeebaha Beactech oo ka tirsan gobolka Washington.   Dad goob jooga ahaa ayaa intaasi ku daray inay ahaayeeen kuwo aad u badan oo midabkooduna yahay buluug cirka u eeg. Waxa kale oo xayawaanadan sheegay dad jooga meelo kala duwan oo kala fog oo laakiin xeebta ku dhereran taasi oo muujisay fara badnaanta xayawaanka cusub ee bada ka soo baxay.

Leave a Reply