Ixtiraamka Dhabta Ah Ee Lamaanaha Xaaska Ah

0
573

Dalka China waxa ku nool dad badan oo lamaane ah kuwaasi oo ay ka mid yihiin kuwo naafo ah.   Naafada ayaa is kaalmaysa oo isku ixtiraama nolosha. Waxayna isku gacan qabtaan hadba waxa ay is dheer yihiin.
Sawirka wuxu muujinayaa gabadh itaal daran oo weliba tuur leh oo hagaysa odaygeeda oo isaguna indho la’ suuqyad dalkaasi. Iyadoo u haysa usha.
 

Leave a Reply