Dardaarankii Amiir Cumar Binu Khadab

0
1094

Maalin ayuu  Nin ka codsaday Amiir Cumar Binu Khadab (Rc) inuu u qoro dardaaran dhamays tiran. Amiirka ayaa warqaddii ugu qoray arrimahan :”  Cilmigu wuu ballaadhan yahay laakiin haddii aad awood u yeelanayso:  Waa inaad ku dadaasho inaaad Allah (sw) la kulanto adiga oo aan gelin dhiig muslin. Kuna dadaal calooshaada inaad ka dhawrtid dadka xoolahooda.  Carrabkaagana waa inaad ka ilaalsio inaad dadka muslmiinta ah sharaftooda meel kaga dhacdo oo iska jir afxumida., oo ku dadaal inaad midayso ummada hana kala kaxayn kuna dadaal arimhaasi.
 

Leave a Reply