Taangi Dagaal oo Horleh oo Daaha laga Fayday

0
372

Raashiya ayaa daaha ka rogtay taangi dagaal oo hor leh oo ay ku magacawday  Armata T-14 , waxaanay soo qadintay ka hor xafladda loo qabanayo guushii dagaalkii labaad ee dunida oo ku began  9 May.
Taangigan cusubi waxa uu ka mid noqonayaa  hormo hub cusub ah oo ay Raashiya ku soo bandhigayso xafladda ballaadhan ee  9 May.
Waxaa ka soo wareegtay  70 sano markii ay ciidamadii isbahaysiga iyo Soofiyeetkii ka adkaadeen  Naazigii Germany sannadkii  1945.
Hoggaamiyeyaasha reer galbeedka ayaan intooda badani tegi doonin Moosko iyada oo ay sabab u tahay qalalaasaha  Ukraine.
 
 

Leave a Reply