Maraykanka: Xashiishada Oo Dawo Ahaan Loo Adeegsado

0
409

Xaakinka Wilaayadda Portoreko oo ka mid ah Jasiiradaha Carbianka ee raacsan Maraykanka ayaa soo saaray wareegto uu ku fasaxayo in xashiishadda loo adeegsado ariimo caafimaad.  Alejandro Garcia Padill ayaa wareegtada u gudbiyay wasiirka caafimaadka si loogu adeegsado xashiishidda dhinaca caafimaadka.
Dalka Maraykanka 24 gobol oo ka mid ah 50 wilaayo ee uu ka kooban yahay aayaa xashiishadu fasax ugu tahay inay dhinaca caafimaadka u adeegsadaan. ( Wargeyska k-Youm).
 

Leave a Reply